Halkee Marayaa dedaalka lagu xalinayo Xiisadii ka taagneyd Magaalada Belad-weyne?

Dedaalo la doonayey in lagu xaliyo khilaafka ka taagan Magaalada Belad-weyne ayaa fashilmay kaasoo ay wadeen siyaasiyiin iyo Waxgarad kala duwan. Fashilka dedaaladan ayaa yimid ka dib markii Gudoomiyihii xilka laga qaaday ee gobolka Hiiraan Yuusuf Dabageed uu diiday inuu wareejiyo xilka, una hogaansamo wareegtada xilka looga qaaday ee ka soo baxday Madaxweyne Waare. Kulamo … Continue reading Halkee Marayaa dedaalka lagu xalinayo Xiisadii ka taagneyd Magaalada Belad-weyne?